速報APP / 購物 / IIBGEE.COM Somalia: Suuq Somali - Buy &

IIBGEE.COM Somalia: Suuq Somali - Buy &

價格:免費

更新日期:2019-11-06

檔案大小:11M

目前版本:26

版本需求:Android 4.2 以上版本

官方網站:http://www.iibgee.com

Email:info@iibgee.com

聯絡地址:KM 4, Hodan District, Mogadishu, Somalia

IIBGEE.COM Somalia: Suuq Somali - Buy & Sell Souq(圖1)-速報App

IIBGEE Somalia (by Somali Apps) waa app casri ah oo kuu sahlaysa inaad sahal alaab celis ah ama cusub iyo adeeg aad ka iibiso ama ka iibsato magaalada aad ku nooshahay, meel walba Soomaaliya (Somalia). Lacag ka samee online adiga oo iibinaya alaab la isticmaalay ama cusub iyo adeeg – isticmaal IIBGEE APP – SOMALIA.

ENGLISH:

IIBGEE app is the leading online marketplace to sell and buy in Somalia, in Somali language. If you want to read millions of Somali speaking buyers and sellers then IIBGEE Somalia is the right app for you. Download IIBGEE APP and share with friends.

SIDA IIBGEE APP AY U SHAQAYSO:

 Soo dagso IIBGEE APP

IIBGEE.COM Somalia: Suuq Somali - Buy & Sell Souq(圖2)-速報App

 Fur App-ka oo akoon samayso, ku xir Facebook ama Gmail

 Sawir ka qaad alaabta aad iska iibinayso ama adeegga aad hayso

 Qor cinwaanka, qiimaha, faahfaahin, soona gali APP-KA

 Alaabtaada ama adeegaaga daqiiqad waxaa arkaya dadka suuqa isticmaala oo dhan!

Fadlan: Ha hilmaamin in aad IIBGEE APP la wadaagto asxaabtaada si aan u balaarino suuqan kala iibsig Soomaalida ee online-ka ah. Soo dagso oo la wadaag asxaabtaada!

IIBGEE.COM Somalia: Suuq Somali - Buy & Sell Souq(圖3)-速報App

---

Ma haysaa shay aad jeclaan lahayd inaad iska iibiso? Ma leedahay xirfad aad ku shaqayso? Ma bixisaa adeegyo aad jeclaan lahayd inaad dadka u sheegto. WWW.IIBGEE.COM, waa websaydh aad ku iibin karto badeecado iyo adeegyo; sidoo kalena aad ka iibsan karto badeecadaha iyo adeegyada dadka adiga oo kale ah ay soo galiyeen.

Soo dagso App-kan, ka dibna mobaylkaaga si sahlan uga iibi ama uga iibso badeecado iyo adeegyo. Sawir ka qaad shaqyga aad iibinayso. Gal app-ka, ka dibna gali qiimaha badeecada / adeegga iyo sida laguula soo xariiri karo. Waa sahal! Soo dagso app-ka, una gudbi qof walba oo Soomaali ah oo iibinaya badeecad iyo adeeg.

ENGLISH

Please review our app on Google Play and share with all the users who can benefit from posting ads for the Somali community.

IIBGEE.COM Somalia: Suuq Somali - Buy & Sell Souq(圖4)-速報App

Thank you for downloading the App. If you have questions regarding this app, please contact us.

IIBGEE.COM

info@iibgee.com

IIBGEE.COM Somalia: Suuq Somali - Buy & Sell Souq(圖5)-速報App